Friday, July 10, 2020

Milatariga Somalia oo ka qeyb qaadanaya Howlgalka Jubada Dhaxe (Daawo Sawirada)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is garabsanaya ayaa ku jira diyaar garow duulaan ay ku qaadaan deegaano iyo degmooyin Al Shabaab...

Ciidamada Kenya oo burburiyey xarun kale oo Shirkadda Hormuud ku laheyd J/hoose

Ciidamada Kenya ayaa xalay mar kale burburiyey xaruntii Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degaanka Dhuyac–Garoon oo ka tirsan gobolka Jubada hoose Mid ka mid ah shaqaalaha...

Axmed Madoobe booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM. Madaxweynaha oo wali ku jira abaabulka...

Al Shabaab oo Madaafiic culus ku weerartay Deegaanka Baar Sanguuni

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in galabta madaafiic culus ku garaaceen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo gaar ahaan saldhig...

Booliska Jubbaland oo Kismaayo ku qabtay Maandooriye aad u badan (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska maamulka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo waxa ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka dooriya gaar ahaan xashiish la doonayay in...

Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal kawada Dhoobley (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa abaabul ciidan kawada degmada Dhoobley ee gobolka Jubadda Hoose uu maalmahan booqasho ku joogo. Axmed Madoobe...

Dayuurado dagaal oo duqeeyey Al-Shabaabkii ka laabtay Weerarkii Baar-sanguuni

Warbaahinta ku hadashada afka Maamulka Jubbaland ayaa baahisay in dagaalyahanadii Shabaab ka tirsanaa ee soo saaka weeraray degaanka Baar-sanguuni hawada laga duqeeyey markii ay...

Gaari la doonayay in lagu qarxiyo Buundada Baar Sanguuni oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada...

Al Shabaab oo saakay weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday...

Wararka ka imaanaya deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al Shabaab saakay weerar isugu jiray qaraxyo iyo mid...

Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la gubay iyo (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa xalay gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud. Ciidamadan oo watay Gaadiid gaashaaman ayaa waxa ay kasoo...

LAST WEEK NEWS

China Firmly Opposes Taiwan and Somaliland relations

The Chinese government opposes the establishment of diplomatic ties between Taiwan and Somaliland. During a regular press conference on 6th July 2020, Chinese Foreign Ministry...