Thursday, March 28, 2024

(Sawirro) Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulamo xasaasi ah ku leh Garoowe

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ayaa kulamo la leh madax maamulka Puntland. Waxaa Madaxweynaha garoonka...

Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo & xaaladiisa Caafimaad oo.. (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa maalmahii lasoo...

Kismaayo: Askar ka tirsan ciidanka Jubbaland oo lagu xukumay dil iyo xabsi (Sawirro)

Maxkamadda Ciidamada QS ee Jubbaland ayaa Maanta  dil ku xukuntay Dable, Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa inuu dilay marxuum, Cabdi Muxumed oo...

Ajaaniib muddo dheer ku afduubnaa gudaha Soomaaliya oo la sii daayey

Sida uu Wakaaladda Reuters u sheegay la taliye sare oo dhanka dembiyada ka dhaca baddaha ah, saddex nin oo u dhalatay dalka Iiraan oo...

Jubbaland oo shaacisay mowqifka ay ka taagan tahay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka inay Soomaalida ka caawiso qabsoomida Shirka Dhuusamareeb 3 oo loo dhan yahay. "Jubbaland waxaa ay ku howlan tahay...

Qarax Khasaare xooggan geystay oo goor dhow ka dhacay degmada Belad-xaawo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo qarax ayaa goor dhow xiligii duhurnimada ka dhacay maqaayad ku taala degmada Beledxaawo ee gobolkaasi. Qaraxan...

Kismaayo oo laga dabaaldegay & Axmed Madoobe oo ka baaqday Salaadii Ciida (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa masuuliyiin iyo qayb kamid ah shacabka Jubbaland salaadda ciida kula tukaday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada...

Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah...

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan & ilaaladiisa

Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandoska DF ee Danab  ayay sheegeen iney ku dileen mid ka mid saraakiisha ajnabiga ah ee Alshabaab u...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs