Thursday, January 23, 2020

Maxaa ka jira in Mid ka mid ah raggii ay toogteen Al-Shabaab uu ka...

Guddoomiyaha Alshabaab ugu magacaaban gobolada Jubbooyinka Shiikh Maxamed Abu Cabdalla ayaa in Shanta ruux ee ay ku dileen degmada Jilib uu ka mid ahaa...

Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Shan Ruux (Akhriso Magacyada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay galabta ku toogteen shan ruux ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen...

Geel laga soo dhacay Dalka Kenya iyo ragii watay oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay geel laga soo dhacay deegaano katirsan gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale burcadii...

Nin toorey ku dhaawacay Wiil labo sano ka yar oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay nin da' ah oo lagu eedeeyay in uu toorey ku dhaawacay wiil...

Axmed Madoobe oo Nairobi kula kulmay safiiro dalal reer galbeed ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenaya aya kulamo gooni gooni la qaatey...

Wasiir dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee lala beegsado Al-Shabaab

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Aw Xirsi ayaa si xoogan u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee ciidamada...

Daawo Sawirada: Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii ka dhacday Deegaanka Ceel Cadde 

Diyaarado dagaal oon wali la ogeyn dalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhaxe gantaalo culus waxa ay ku garaaceen xaafado dhoor ah katirsan Deegaanka...

Duqeyn culus oo xalay laga geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia

Dayuurado dagaal oo loo malaynayo iney leeyihiin ciidamada Kenya ayaa xalay saqddii duqeeyey degaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Somalia. Ilo wareedyo ku sugan...

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyn Diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab. War...

Axmed Madoobe oo ka warbixiyey dagaalo ka dhacay Jubooyinka & dedaalka Aqalka sare

Shirka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagaga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo qodobo kale. Axmed...

LAST WEEK NEWS