Tuesday, April 23, 2024

Jubbaland oo War cusub ka soo saartay xaalada gobolka Gedo, dowladana ku eedeysay..

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay DF faragelin iyo khal-khal amni oo ay ka waddo gobolka Gedo. War saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland...

Miisaaniyada Maamulka Jubbaland ee sanadka cusub 2021 oo la ansixiyey

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo ay kasoo qeyb galeen Xubnaha golaha oo uu kamid yahay...

Axmed Madoobe oo saakay Kismaayo kasoo sagootiyay Ciyaartoyda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay xulka kubada cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Dowladaha xubnaha...

Axmed Madoobe: “Ciidamada DF waxay boob ku hayaan shacabka gobolka Gedo”

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyey shirka Golaha Xukuumada Jubaland kaasoo maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Jubaland. Madaxweynaha Jubaland ayaa...

Max’uud Sayid Aadan “Kenya dhaqaalahoodii iyo dhiigoodii ayey nala garab taagan yihiin”

Madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Maamulka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlayey Ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland ayaa ku dheeraaday xaalada Gobolka...

Dhaqtar caan ah oo caawa lagu dilay Kismaayo & faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa magaalada Kismaayo ku dilay dhaqtar caan ah oo la oran jiray Dr. Yuusuf Axmed (Yuusuf yare). Dableyda fulisay ayaa dhaqtarka ugu...

Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo ogolaaday in uu bedelo Xubnaha Guddiga…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ogolaaday codsi uga yimid Midowga musharaxiinta oo ku aadanaa in uu bedelo xubnaha guddiga doorashada ku...

Askari ka tirsan ciidanka DF oo toogasho ku dilay gabar uu Jaceyl kala dhexeeyey

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo askari ka tirsan ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan ayaa toogasho ku...

Qarax caawa ka dhacay hoyga Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Jubbaland

Sida ay sheegayaan warar caawa naga soo gaaray Magaalada Jubbada hoose qarax ayaa caawa ka dhacay hoyga uu magaaladaas ka degan yahay Guddoomiye ku...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay Xasan Sufiyaan Qoorey & ilaaladiisa

Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandoska xoogga dalka ka fuliyeen gobolka Jubada dhexe ayay ku dileen taliyihii...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs