Tuesday, April 23, 2024

Axmed Madoobe oo isbadal ku sameeyay Taliyaasha Ciidamada Jubbaland (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isbadal lagula sameeyay taliyaasha ciidamada maamulkaasi gaar ahaan kuwa booliiska iyo Nabad...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed

Waxaa maanta barqadii qarax gaarigiisa loogu soo xiray ku geeriyooday askari katirsanaa ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland, qaraxan ayaana ka dhacay magaalada Kismaayo ee...

Dowlada oo Qorshe ka dhan ah maamulka Jubbaland ka bilowday Muqdisho (Daawo Sawirro)

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday qorshe cusub ay ku dooneyso in ay ku fashiliso khalalaase siyaasadeedna uga abuurta maamulka Jubbaland uu...

Askari katirsanaa Ciidamadii C/Rashiid Janan ku wareejiyay dowlada oo dil geestay

Wararka ka imaanaya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari katirsanaa ciidamadii uu dhawaan dowlada federaalka ku wareejiyay Wasiirkii hore ee amniga...

Axmed Madoobe oo khilaafka doorashada kala hadlay Safiirka Sweden

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam (Madoobe) ayaa hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Danjiraha dalka Sweden ee Soomaaliya...

Heeshkiisa uu Janan qaatay, maxay uga dhigan tahay Axmed Madoobe !(Wax badan ka Ogow)

Dhowrkii cisho ee la soo dhaafay si gooni ah baan ugu fooganaa dhaq dhaqaaqyada is badalka siyaasadeed ee ka jiray Gedo, gobolka labbaad ee...

Axmed Madoobe oo 8 Caqabadood kala kulmi doona Is dhiibista C/Rashiid Janan.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa isbedel muuqda laga dareemayaa Siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan tan u dhexeysa Dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland. Isbedelka Siyaasada labada...

Jubbaland oo War kulul kasoo saartay Ciidanka dowlada shalay geesay gobolka Gedo

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowlada Federaalka geesay...

Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo geeriyooday iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed , geerida ku timid Alle...

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheesan ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Luuq ee gobolka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs