Thursday, April 25, 2024

Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay banaan bax balaaran oo roob doon iyo Alle bari ah oo  ay...

Jubbaland oo Eedeyn kulul u jeedisay DF uguna baaqday in faragalinta ka deyso

Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa ku eedeesay dowlada federaalka Soomaaliya in masuul ka aheyd gubashada diyaarad xam,uul siday oo shal;ay gubatay xioli ay ka degtay...

Axmed Madoobe oo Magacaabay Hanti Dhowraha iyo Xisaabiyaha Guud ee Jubbaland

Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweynaha Dowla goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayuu ku magacaabay Hanti dhowraha iyo Xisaabiyaha guud ee Jubbalad. Madaxweyne Axmed...

Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo gargaar gaarsiisay dadka abaaruhu saameeyeen (Sawirro)

Ayada oo degaanada jublanad ay ku dhufteen Abaaro Sameeyey Dadka iyo duunyada isla markaana wayadii u danbeeye mamulka jubaland uu dirayay Qayli dhaan Laxiriirta...

Axmed Madoobe oo Daah furay adeega Daadejinta ee Dowladaha Hoose (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadejinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo Dib...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo u Mahad Celiyay Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan mahad celin iyo dardaaran isugu jira la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiga Doorashooyinka heer...

Axmed Madoobe oo qaabilay Wefdi ka socda DF oo arin Muhiim u tagay Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Dowlada Federaalka ah oo uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale...

Axmed Madoobe oo la kulmay afartii xubnood ee lagu doortay Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa aqalka martida ku qaabilay xubnaha Cusub ee maanta loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS  kuwaasoo...

Afar Senator oo maanta lagu doortay magaalada Kismaayo (Akhriso Magacyada)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo dhameestirtay sideeda xubnood ee Aqalka Sare ugu matalaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Kismaayo. Waxaa...

Axmed Madoobe oo deg deg uga jawaabay dalab ka yimid Guddiga doorashada Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga haray ka qayb galka tartanka kuraasta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs