Friday, March 29, 2024

Guryo badan oo degnaayeen Qaxooti kasoo laabta Kenya oo ku duugmay Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Dabeeyla xoogan oo halkaasi ka bilowday in ay waxyeelol gaarsiiyeen guryo...

Wasiir katirsan Koonfur Galbeed oo Kursi Xildhibaan loogu doortay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa saakay ka socota doorashada xildhibaano kamid noqonaya golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Wasiirka Gaadiidka maamulka...

Axmed Madoobe oo ka hadlay Go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Rooble

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si diiran usoo dhaweeyay go'aankii xukuumadda Soomaaliya uga laabatay in Ururka ONLF uu yahay mid...

Labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Gollaha Shacabka goordhaw lagu doortay Kismaayo

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu doortay labo xildhibaan oo kamid noqonaya xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee...

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa saddex kursi oo maanta la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee...

Doorasho laga reebay Xildhibaanadii hore oo maanta ka dhaceysa Kismaayo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacdo doorasho lix kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka...

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta madaxtooyada Jubaland ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka...

Jubbaland oo shaacisay jadwalka doorashada 6 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa caawa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo ka mid ah 14-kii kursi ee lagu dhawaaqay...

Axmed Madoobe oo Warbixin siiyay golaha Wasiiradda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale duwan.   Kulanka waxaa ugu horeyntii...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs