Friday, April 19, 2024

Dagaalyahano katirsanaa Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Ciidamada Nabad sugida ee ka howlaga degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa soo bandhigay labo nin oo la sheegay in ay katirsanaayeen dagaalyahanada Al...

Nabadoon caawa lagu dilay Kismaayo & Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay

Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan (Jeeri) oo ka mid ahaa Nabadoonada soo xulayay xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa caawa Kismaayo lagu dilay. Sida wararku sheegayaan...

(Akhriso) Jubbaland oo eedeysay DF, soona dhoweysay hadalka QM & Maraykanka

Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay fara galinta siyaasadeed iyo khal khal galinta amni ee ay Dawladda Federaalka Soomaaliya ka wado...

Madaxweyne Laftagareen oo kusii jeeda Kismaayo iyo Ujeedka Safarkiisa oo la ogaaday

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa saacadaha soo aadan kusii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Qaban qaabada...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Jubbaland oo ka bilowday Balad Xaawo

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas goordhaw ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan dowlada federaalka Soomaaliya...

Axmed Madoobe oo weji gabax kala kulmay kulankii danjiraha Maraykanka (Cadeyn)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa weji gabax kala kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia. Danjire Donald Yamamoto ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay madax ka...

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Al Shabaab oo Weerar kale ku qaaday saldhig ay leeyihiin Ciidamada Milatariga Kenya

Wararka aan ka heleyno gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab xalay saqdii dhaxe weerar culus ku...

Faahfaahin: Kooxo hubeysan oo saddex qof ku dilay degmada Belad-xaawo

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya masuuliyiin kala duwan oo xalay lagu dilay degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Masuuliyiintan oo ka kooban labo nin iyo haweeney...

(Sawirro) ATMIS oo baneysey saldhig muhiim ah oo ku yaalla duleedka Muqdisho

Ciidanka Xasilinta ee sida militariga u tababaran ee Military-Police (MP) ayaa ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee duleedka magaalada Muqdisho. Taliyaha Ururka 3-aad, Guutada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs