Saturday, April 20, 2024

Axmed Madoobe oo safarkii ugu horeeyey dibeda ku aaday tan & dib u...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Kismaayo isagoo ku sii jeeda Magaaladda Nairobi. Axmed Madoobe ayaa dayuurad gaar ah ka...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno...

Faah Faahino kasoo baxaya Ganacsade caan ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa xalay fiidkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay ku dileen Ganacsade caan ah oo sidoo...

Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo & C/rashiid Janan oo Nairobi loo duulinayo

Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland C/rashiid Janan oo maanta doon ku tagay magaalada Kismaayo ayaa halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey markii uu gaaray. Rasaas fara...

Ciidamo fulinaya Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa diyaariyay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan howlgalo balaaran oo la doonayo in Al Shabaab looga...

Kiisaskii ugu horeeyey Coronavirus oo laga helay magaalada Kismaayo

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland Maxmaed Warsame Darwiish oo ah guddoomiyaha guddiga ka hortaga Caabuqa Corona Virus ee Jubbaland ayaa Telafishinka Dowlad...

Awaamiir Adag oo lagu soo rogay Ciidamada Jubbaland (Halkan ka Akhriso)

Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada maamulka Jubbaland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Axmed Yaasiin ayaa amaro adag dul dhigay ciidamada kala duwan ee maamulka Jubbaland inta...

Saraakiil katirsan Booliiska AMISOM oo gaaray Garbahaarey iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Waxaa maanta magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo gaaray saraakiil katirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan kuwa booliiska ,waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Amar cusub siiyay Golaha Wasiiradda Jubbaland (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland. Kulanka golaha wasiiradda ayaa todobaadkan waxaa Madaxweynaha Jubaland mudane...

Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya (Sawirro)

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo. Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs