Friday, March 29, 2024

Doorashadii xildhibaanada gollaha shacabka oo Kismaayo lagu soo gabagabeeyay (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee loo qorsheeyay in ay ka dhacdo...

Qarax lagu weeraray guri uu degnaa Sargaal Ciidan iyo Khasaaro ka dhashay

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in xalay qarax miino lagu weeraray guri uu magaaladaasi ka...

(Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka...

Jubbaland oo amar dul dhigay Ganacsatada Dekadda Kismaayo Isticmaasha

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa amar ku siisay dhamaan ganacsatada Jubbaland ee wax kala soo dega iyo kuwa wax ka dhoofiya...

Taliyaal dowlada Somalia u magacawday Jubbaland oo lagu xiray Garoonka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo waxa ay ku xireen Taliyaal dowlada Federaalka Soomaaliya u magacawday ciidanka Nabad sugida maamulka...

Muwaadiniin Kenyan ah oo u tartamaya xilka Madaxweynaha Jubbaland (Akhriso Magacyada)

Magaalada Kismaayo waxaa dhawaan la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Jubbaland, waxaana doorashada ku tartmaya Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Axmed Madoobe...

War Murtiyeed Xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Madaxda Maamul goboleedyada ee Kismaayo...

Waxaa goordhaw War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Madaxda maamul goboleedyada dalka , waxaana shirkan oo socday mudo afar...

Axmed Madoobe oo Daah furay adeega Daadejinta ee Dowladaha Hoose (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa daah furay hanaanka Adeeg daadejinta Dowlada Hoose oo ay hirgalinayso Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalaynta iyo Dib...

Raisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Daawo Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland uu booqasho...

War cusub oo ka soo kordhay dedaalkii Wakiilada Beesha Caalamku ka wadeen Kismaayo

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo Guddiga Doorashada  Maamulka Jubbaland ayaa aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada Beesha Caalamka ee maanta...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs