Friday, April 19, 2024

Guddiga doorashada oo shaaciyay guddiga soo xulaya labo Kursi oo lagu dooranayo Kismaayo

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya labo kursi oo lagu dooranayo magaalada Kimaayo ee...

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Shiinaha oo Maxkamad lagu soo taagayo Mareykanka

Heyadaha amaanka iyo cadaalada ee dawladda Maraykanka ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay laba sarkaal oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin sirdoonka...

Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Guri uu degnaa Sargaal ciidan

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in xalay weerar bambaano lagu qaaday guri uu degnaa sargaal katirsan ciidanka maamulka...

Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...

Guddiga doorashada Jubbaland oo diiwaangeliyay Musharaxiin kuraas loo xiray (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa maanta diiwaangeliyay musharaxiin ku tartameysa doorashada labada kursi ee tirsigoodu yahay HOP029 & HOP124  oo lagu wado...

Dowlada Kenya oo War ka soo saartay doorashadii Axmed Madoobe (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha Dibadda dowladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartay ugu hambalyeysay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay mar kale dib loo...

Taliska Booliska Somalia oo war ka soo saaray dil kale oo galabta loo geystay...

War ka soo baxay Taliska Boliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa looga hadlay dil kale oo galabta askar ka tirsan ciidanka dowlada u...

Yaa ku fadhiya 16-ka Kursi ee doorashadooda laga wareejiyay Garbahaarey (Magacyada)

Guddiga doorashada heer federaal ayaa go'aamiyay in doorashada 16-ka kursi ee horey loogu qoondeeyay magaalada Garbahaarey loo wareejiyo degmada Ceel-Waaq oo gacanta ugu jira...

Maxaa ka jira in nolol lagu qabtay Mid ka mid ah raggii Weerarka ka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa faahfaahin ka bixiyey raggii weeraray hotelka Cas-caseey ee magaalada Kismaayo iyo tiradooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

Dagaal khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay degaanka Qooqaani

Dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deqaanka Qooqaani oo ku dhow xadka gobolka Jubada hoose uu la wadaago dalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs