Friday, April 19, 2024

Madaxii hawlgalada Kooxda Daacish ee degaanada Puntland oo la qaarajiyey

Ciidanka Ammaanka Puntland ayaa sheegay in la dilay Madaxii hawl-galada kooxda Daacish ee gobolka Bari  Abu-Albara Al Amani. War ka soo baxay taliska Booliiska Puntland...

Axmed Madoobe oo Gudoomiyay Shir arimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.   Kulanka waxaa diirada lagu saaray...

Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab gaar ahaan Ururka 5-aad, Guutada 16aad ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaano katirsan gobolka Jubada Hoose ku dilay...

Ciidamada dowlada Somalia oo dagaal kula wareegay degaano cusub oo ka tirsan..

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ee gobolka Hiiraan ayaa  la wareegay deegaanada Inji iyo Afcad oo u dhexeya degmooyinka Jalalasi...

Axmed Madoobe oo ka hadlay xiisaada ka soo cusboonaatay Galmudug iyo Ahlu sunna

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo xaaladda Galmudug iyo khilaafka madaxda dowladda Federaalka. “Waa nasiib darro iyadoo kuwii hore aan...

Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo saaka ka dhacay duleedka Kismaayo

Qarax loo adeegsaday miino wadada lagu aasay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada...

Xarakada Al-Shabaab oo lagu eedeeyey iney shaqaale Samafal afduubteen

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Al-Shabaab ay shaqaale samafal ka afduubteen degmada Beled-Xaawo oo ka tirsan gobolka Gedo saacadihii la soo dhaafay. Wasiir ku-xigeenka arrimaha...

Ciidamada AMISOM oo tagaya farumaha dagaalka ee deegaanada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka  Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo isniin ah shir gudoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga ee Jubbaland, kulankan ayaana ah...

Dowlada Kenya oo War ka soo saartay doorashadii Axmed Madoobe (Akhriso)

Wasaaradda arrimaha Dibadda dowladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartay ugu hambalyeysay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay mar kale dib loo...

Ciidanka Danab oo sheegay iney fashiliyeen qaraxyo ay diyaarisay Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Kumaandoska Xoogga dalka ee  Danab howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey degaano ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalkan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs