Saturday, April 20, 2024

Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay in abaabul iyo guluf dagaal ka wado Gobolka Gedo

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaan daro ku tilmaamay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo badan u daabusho degmooyin katirsan...

Daawo Sawirada: Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii ka dhacday Deegaanka Ceel Cadde 

Diyaarado dagaal oon wali la ogeyn dalka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhaxe gantaalo culus waxa ay ku garaaceen xaafado dhoor ah katirsan Deegaanka...

Gubitaanka xaruntii Bisha Cas ee Baardheere oo si kulul loo cambaareeyay

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), weerarkii lagu gubay xarunta Bisha Cas ku leedahay magaalada Baardheere...

Madaxweynaha Jubaland oo Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland (Aqriso)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan. Liiska Cusub ee Wasiirada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Balad Xaawo iyo ciidamada dowlada oo gurmad badan helay

Duleedka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa maanta ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Daraawiishta Jubbaland uu hogaaminayo...

(Sawirro) Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay odayaasha dhaqan Dhoobley?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulankan oo ka dhacay...

Madaxweynaha Jubbaland oo Awaamiir siiyay Golihiisa Wasiirada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta oo khamiis ah shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo ah kii ugu horeeyay kadib magacaabistii...

Hub la sheegay in Al-Shabaab laga furtay oo Kismaayo lagu soo bandhigay (Sawirro)

Howlgal ay ciidanka Jubbaland ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa saraakiisha hogaamineysa waxay sheegeen inay ku dileen xubno...

Axmed Madoobe oo Aqalka martida ku casuumay Jeneraal Jeff Nyagah iyo Saraakiil kale

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Aqalka martida kulan qado sharaf ah kula qaatay Taliyaha qeybta labaad ee howlgalka AMISOM ee...

Jubbaland oo Mowqifkeeda Khilaafka Farmaajo iyo Rooble cadeesay lana safatay …

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay doorashada una dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs