Tuesday, April 23, 2024

Madaxweynaha Jubaland oo u Mahadceliyay safiirka Imaaraadka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaabilsan...

Abaabulka Banaan bax ka dhan ah Ra’isul Wasaare Rooble oo si xooggan u socda

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ka socdo abaabulka banaan bax looga soo horjeedo Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya...

Doorashadii Xubnaha Golaha shacabka ee ka socotay Ceelwaaq oo lagu kala baxay (Sawirro)

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo gebagebeeyey doorashada 16-kii kursi ee tiilay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Waxaa maanta la qabtay doorashada 5tii kursi ee...

Axmed Madoobe oo la Dardaarmay Agaasimayaal Imtixaan ku guuleestay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedkaJubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa caawa kulan dardaaran iyo Hambalyo ah la qaatay Xubnaha Cusub ee ku guulaystay imtaaxanka agaasimayaasha...

Ciidanka DF oo aagag cusub oo dagaal ka furay Gedo & Wararkii u dambeeyey

Ciidamada dowlada ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday saaka degaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, kuwaasoo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Wararka ayaa...

Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Mohamed El-Amine iyo Xubno la socday...

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah e Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS Ambassador...

Maamulka Jubbaland oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Gedo ee uu magacaabay Maamulka Jubaland ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi deni ee ahaa in gobolka Geddo...

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Axmed Madoobe oo kulan deg deg ah isugu yeeray Wasiirada Amniga iyo Taliyaasha ciidamada...

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isugu yeeray shir deg deg ah oo magaalada Kismaayo ku yeelanayaan Wasiirada Amniga iyo...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku sii jeeda Kismaayo & Xog ku aadan safarkiisa

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi C/llaahi & Wafdi uu horkacayo ayaa maanta ku sii jeeda Magaalada Kismaayo. warka ayaa sheegaya in ujeedada socdaalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs