Thursday, April 18, 2024

Milatariga Somalia oo ka qeyb qaadanaya Howlgalka Jubada Dhaxe (Daawo Sawirada)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo is garabsanaya ayaa ku jira diyaar garow duulaan ay ku qaadaan deegaano iyo degmooyin Al Shabaab...

Al-shabaab oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya (Sawirro)

Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo. Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso...

Axmed Madoobe oo ka digay arrimo lidi ku ah amniga Kismaayo oo laga soo...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib muddo toddobaadyo ah oo uu ku sugnaa magaalada Nairobi isagoo...

(Akhriso) Jadwalka guud ee doorashada Maamulka Jubbaland oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka soo saaray jadwalka doorashada Madaxda Maamulkaas. Waxaa Jadwalka la soo saaray lagu xusay in soo xulista xubnaha...

Nabadoon ka soo horjeeday Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa dabley hubeysan ay ku dhaawaceen  Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ah odayaasha...

Musharaxiinta ka horjeeda Axmed Madoobe oo lix qodob hor dhigay beesha Caalamka

Xili  magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan ka dhacay...

(Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka

Degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa saaka ka socda banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga ay dowladda federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga Jubbaland...

Madaxdii Kismaayo gaartay oo wada kulamo u muuqda dhoolatus Siyaasadeed (Sawirro)

Waxaa magaalada Kismaayo ka socda galabta illaa caawa kulamo u muuqda dhoolatus siyaasadeed oo ay sameynayaan madaxii maanta gaartay halkaas si ay uga qeyb...

Axmed Madoobe oo kulan Xasaasi ah la qaatay Donald Yamomoto (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis 23-Jannaayo-2020 magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kula kulmey Safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs