Thursday, March 28, 2024

Ciidamo isku dhiibay Al-Shabaab & Axmed Madoobe oo ka hadlay cida sababtay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey inay qas iyo Amni daro ka waddo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo. Axmed...

Wasiir muhiim ah oo katirsanaa Jubbaland oo isku casilay Cabdirashiid Janan Owgiis !!

Wasiirka Qorsheynta  Jubbaland Adam Aw- Xirsi ayaa goordhaw shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Jubbaland , waxa uuna Wasiirka ka...

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Jubbaland oo lagala noqday Baasaboorka Diblumaasiga

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa lagala noqday baasaboorka diblumaasiga, waxaana arintan sabab looga dhigay khilaafka maamulka Jubbaland kala dhaxeeya dowlada federaalka. Sida...

Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay...

Al-Shabaab oo dib u qabsatay degaanka Janaay Cabdalle iyo Ciidamadii huwanta oo..

Al-shabaab ayaa maanta gelinkii dambe dib ula wareegtay gacan ku haynta degaanka Janaay Cabdalla oo qiyaastii 60Km galbeed uga beegan magaalada Kismaayo sida ay...

Banaan bax lagu taageerayay Farmaajo laguna diidanaa Axmed Madoobe oo la dhigay (Sawirro)

Waxaa maanta degmooyin katirsan gobolka Gedo ka dhacay banaan baxyo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe sidoo kale lagu taageerayay Madaxweyne Farmaajo...

Madaxweyne Deni oo Qado sharaf loogu sameeyay Deegaanka Dalxiiska Goobweyn (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland  Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta deegaan dalxiiseedka Goobweyn qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi la socda...

Lix Senator oo horey loo sii ogaa oo goordhaw kusoo baxay Doorashadii Galmudug

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo...

Ciidamada Danab iyo kuwa NISA oo howlgal qorsheesan si wadajir ah u fuliyay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan Ururka 5Aad Guutada 16aad Ee Kumaandosta Danab iyo ciidamada Nabad Sugida Jubbaland ayaa howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano kuyaala...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs