Friday, March 29, 2024

Banaan bax looga soo horjeedo Go’aankii Dowlada oo ka socda Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka socda banaan bax looga soo horjeedo go'aankii kasoo baxay Dowlada federaalka Soomaaliya ee lagu...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Deni iyo Wafdigiisa oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa ka degtay diyaarad magaalada Garawe ka qaaday Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo wafdi...

Ciidamo Kenyan ah oo garab siinaya Jubbaland oo lasoo dhoobay Xadka gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee goobolka Gedo ayaa sheegaya in xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan gaar ahaan dhinaca Ceel Waaq lasoo dhoobay...

(Akhriso) War Murtiyeed ka dhan ah DFS oo laga soo saaray shirkii Puntland &...

War-murtiyeed ayaa goor dhow kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland Shirkaasoo intii u dhexeysay January 18-19,...

Jubbaland oo ciidamo badan geesay Duleedka Balad Xaawo iyo Dhaq dhaqaaqyo halkaasi ka socda

Wararka ka imaanaya degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka geeyay duleedka degmada Balad...

Axmed Madoobe oo fariin adag u diray Dowladaha Turkiga, Qatar iyo Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta fariin adag u diray sadex kamid ah dowladaha xiriirka dhaw la leh dowlada federaalka Soomaaliya kana...

Axmed Madoobe oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee ka soo jeeda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah...

Axmed Madoobe: “Waxaan ka digeynaa in la qabto doorasho hal dhinac ah”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Axmed...

Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay Golaha Wasiirada iyo Axmed Madoobe ka mahad celiyay

Xildhibaanada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa ku meel mariyay golaha Wasiirada cusub ee maamulkaasi uu dhawaan magacaabay Madaxweyne...

Liiska qaar kamid ah Musharaxiinta u tartamaysa Aqalka sare oo lasoo saaray

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland  ayaa goordhaw shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs