Monday, September 20, 2021

Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheesan ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Luuq ee gobolka...

Mid kamid ah La taliyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Warar lagu kalsoonaan karo oo kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Kismaayo laga soo celiyay Cabdi Cali Raagge oo...

Gubitaanka xaruntii Bisha Cas ee Baardheere oo si kulul loo cambaareeyay

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS), weerarkii lagu gubay xarunta Bisha Cas ku leedahay magaalada Baardheere...

Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Gaas ayaa Waxa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne...

Dayuurado dagaal oo caawa duqeeyey degaan ay gacanta ku heyso Al-shabaab

Dayuurado dagaal oo aan la garaneynin cida iska leh ayaa caawa duqeymo culus ka fuliyey degaan ay gacanta ku heyso kooxda Al-shabaab oo ka...

Maamul 3-Kun oo Dollar ku ganaaxaya dadka Al-Shabaab u doonta Garsoorka

Maamulka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa soo saaray amaro adag oo ku socda dadka shacabka ah ee kunool degmadaasi ee garsoorka u...

Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la gubay iyo (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa xalay gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud. Ciidamadan oo watay Gaadiid gaashaaman ayaa waxa ay kasoo...

Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland oo Dil argagax leh u geestay nin shacab ah

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ee maamulkaasi dil arxan daro ah u...

Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan...

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu...

Xubno ka soo goostay Xarakada Al-Shabaab oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo isku soo dhiibay ciidanka...

News in English

How an intelligence officer’s disappearance in Somalia has ripped the government...

The disappearance of a young intelligence officer in Somalia has led to a rapidly escalating power struggle between the president and prime minister that...

Xulka Allbanaadir