Thursday, July 29, 2021

Mid kamid ah La taliyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo

Warar lagu kalsoonaan karo oo kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in maanta garoonka Diyaaradaha Kismaayo laga soo celiyay Cabdi Cali Raagge oo...

Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Gaas ayaa Waxa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne...

Dayuurado dagaal oo caawa duqeeyey degaan ay gacanta ku heyso Al-shabaab

Dayuurado dagaal oo aan la garaneynin cida iska leh ayaa caawa duqeymo culus ka fuliyey degaan ay gacanta ku heyso kooxda Al-shabaab oo ka...

Maamul 3-Kun oo Dollar ku ganaaxaya dadka Al-Shabaab u doonta Garsoorka

Maamulka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa soo saaray amaro adag oo ku socda dadka shacabka ah ee kunool degmadaasi ee garsoorka u...

Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la gubay iyo (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa xalay gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud. Ciidamadan oo watay Gaadiid gaashaaman ayaa waxa ay kasoo...

Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland oo Dil argagax leh u geestay nin shacab ah

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ee maamulkaasi dil arxan daro ah u...

Ciidamada amaanka oo qabtay labo nin oo la tuhmayo in ay dileen Sargaal ciidan...

Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ku qabtay labo nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil degmadaasi loogu...

Xubno ka soo goostay Xarakada Al-Shabaab oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee gobolada Gedo iyo Jubbooyinka ayaa maanta soo bandhigay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo isku soo dhiibay ciidanka...

Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland ayaa ka jawaabtay warkii shalay dowlada Somalia ka soo saartay  Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha...

Isbadal lagu sameeyay xiliga ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamuka Jubbaland waxaa ka socda diyaar garowga doorasho lasii ogyahay natiijada kasoo baxeysa oo lagu dooranayo Gudoonka Baarlamaanka...

News in English

Ethiopia’s Conflicts: Ethnocentrism Vs Cultural Relativism

During the second scramble for Africa in 1885-1914, the three European powers Britain, France and Italy were competing in Africa, and the Horn of...

Xulka Allbanaadir