Monday, September 20, 2021

Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose kaasoo geystay khasaare iskugu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Kulankii dhax maray Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland gaaray Wakiilo katirsan Beesha Caalamka uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...

Ra’isul Wasaare Rooble oo u duulay Kismaayo iyo Ujeedka Socdaalkiisa oo la shaaciyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u ambabaxay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubaland. Ra’iisul Wasaaraha oo hoggaaminaya wafdi...

Axmed Madoobe oo galabta soo gaaray Muqdisho laguna soo dhaweeyay ( Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe iyo wefdiga...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay qabteen rag katirsan Amniyaadka Al Shabaab

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay gacanta kusoo dhigeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab...

Geel laga soo dhacay Dalka Kenya iyo ragii watay oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka maamulka Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay geel laga soo dhacay deegaano katirsan gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya iyo sidoo kale burcadii...

Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmadaasi maanta rasaas dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Axmed Madoobe iyo saraakiisha AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Taliska ciidanka AMISOM qaybta 2-aad ee ka howlgasha Jubbaland. Waxyaabaha ay ka...

Khasaare culus oo ka dhashay qarax saaka ka dhacay degmada Baardheere

Qarax weyn ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo kaasoo lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidamada...

Taliska Booliska Somalia oo ka digay gaari Miineysan oo ku jira Muqdisho

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in Ciidanka Booliska uu dardar...

News in English

How an intelligence officer’s disappearance in Somalia has ripped the government...

The disappearance of a young intelligence officer in Somalia has led to a rapidly escalating power struggle between the president and prime minister that...

Xulka Allbanaadir