Saturday, April 20, 2024

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Shiinaha oo Maxkamad lagu soo taagayo Mareykanka

Heyadaha amaanka iyo cadaalada ee dawladda Maraykanka ayaa sheegay in dacwad lagu soo oogay laba sarkaal oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin sirdoonka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Janaay Cabdalle (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa maanta booqday deegaanka Janaay Cabdalle oo kamid ah deegaannadii dhawaan...

(Daawo) Dowlada Somalia oo War ka soo saartay dagaalo ka dhacay Duleedka Galhareeri

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS General Cabdullaahi Cali Caanood oo Caawa Shir jaraaid qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo maanta ciidamada XDS ka sameeyeen nawaaxiga...

Shacab careysan oo Garbahaarey ku dhaawacay Wasiiro uu dirsaday Axmed Madoobe

Maanta oo Jimco ah waxaa ka dhacay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo banaanbax looga soo horjeeday Wasiiro gaaray magaaladaasi oo ka ka socda dowlad...

Wasiir dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee lala beegsado Al-Shabaab

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Aw Xirsi ayaa si xoogan u dhaliilay duqeymaha dhinaca cirka ah ee ciidamada...

Axmed Madoobe oo loo diiday inuu booqdo Garbahaarey iyo Sababta ka dambeysa

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ayaa ka soo horjeestay booqasho Madaxweynaha  Jubbaland uu qorsheynayo inuu ku tago  magaalada Garbahaaray. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo iyo xubno...

Ciidamaa Jubbaland oo sameeyay Dhoolo tus ay awoodooda kusoo bandhigeen (Daawo Sawirada)

Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay kusoo badhigeen dhuulo tus ciidan ay ku muujiyaneen awoodooda ciidan ay leeyihiin iyo nuucyada kala...

Daawo Sawirada : Miinooyin Al Shabaab ku aaseen Wadooyin oo lasoo saaray

Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ay sameeyeen deegaano kuyaala gobolka Jubadda Hoose waxa ay kusoo saareen miinooyin badan oo lagu...

Guddiga madaxa banaan ee Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo la magacaabay

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga madaxa banaan ee Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. Guddigan uu magacaabay Madaxweynaha...

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe & danjire Donald Yamamoto (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto oo booqasho ku yimid Magaalada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs