Thursday, April 25, 2024

Qarax caawa ka dhacay hoyga Gudoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Jubbaland

Sida ay sheegayaan warar caawa naga soo gaaray Magaalada Jubbada hoose qarax ayaa caawa ka dhacay hoyga uu magaaladaas ka degan yahay Guddoomiye ku...

Axmed Madoobe oo 8 Caqabadood kala kulmi doona Is dhiibista C/Rashiid Janan.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa isbedel muuqda laga dareemayaa Siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan tan u dhexeysa Dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland. Isbedelka Siyaasada labada...

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Dar daarmay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland kula kulmay xubnaha  Guddiga Doorashooyinka...

Jubbaland oo si adag uga hadashay Masuulkii u gefay R/W Rooble iyo Hooyada Ikraan...

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in uu ka xunyahay hadallada xanafta leh ee loogu gafay Ra'isul Wasaare...

Axmed Madoobe oo Gudoomiyay Shir arimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.   Kulanka waxaa diirada lagu saaray...

Maamulka Gobolka Gedo oo kahor yimid Guddigii uu Ra’isul Wasaare Rooble magacaabay

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris iyo qiimeyn ku sameeya suurto galnimada in doorashada xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ka...

Axmed Madoobe oo Ballan qaad u sameeyay Guddiga Doorashada Heer Federaal (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo ay wehelinayaan...

Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda wax ka barata iskuulada dalka "Wasaaradda...

Axmed Madoobe oo Kismaayo kusoo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland, kadib safar dibada...

Madaxweyne Erdogan oo si weyn uga carrooday falkii lagu gubay Kitaabka Qur’aanka

Madaxweynaha dalka Turkiye, Rajab Dayib ErdoÄŸan ayaa si kulul u cambaareeyay falkii kooxo cunsuriyiin ah ku gubeen kitaabka Qur'aanka Kariim iyo bannaanbaxii ka dhacay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs