Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Kaxandhaale & Wararkii ugu dambeeyey
Dagaalo culus ayaa lagu soo waramayaa iney dib uga bilowdeen degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, wuxuuna dhexmarayaa labo maleeshiyo beedeed oo halkaas...
Ciidamo kala dhex galay dagaaladii ka socday degaanka Kaxandhaale
Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka ayaa ugu dambeyn kala dhex galay maleeshiyo beeleedyo maalmahan ku dagaalamayey deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud.
Wararka ayaa sheegaya in...
Khilaaf oo kala dhax galay Xaaf iyo Sheekh Shaakir iyo xog ku aadan waxa...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in uu banaanka usoo baxay khilaaf soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Madaxweynaha...
Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb iyo ujeedkooda oo…
Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saacadahihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxa ayna ciidankan xarumo ka sameesteen xeryo kuyaala...
Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)
Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa'iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal...
Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir oo lagu soo dhoweeyey Xarunta Jaamacada Gaalkacyo (Sawirro)
Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Guddoomiyaha Jaamacada Benadir Prof/Dr. C/risaaq Axmed Dalmar ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacada Gaalkacyo University (GU) oo ku taalla...
Madaxweyne Xaaf oo si kulul uga hadlay Weerarkii saaka ka dhacay Gaalkacyo
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
"Anigoo ku hadlaya magaceyga iyo ka...
Daawo Sawirro laga soo qaaday Weerarkii lagu qaaday xaruntii Cabdiweli Cilmi Yare
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen xarun Koonfurta magaalada Gaalkacyo uu ku...
Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii Gaalkacyo oo lasoo afjaray iyo C/weli Sheekh Cali Cilmi Yare oo...
Ciidamada gaarka ee maamulka Galmudug ayaa soo afjaray weerar ismiidaamin iyo mid toos ah oo dagaalyahano hubeesan saakay ku qaadeen xarun Koonfura magaalada Gaalkacyo...
Weerar Ismiidaamin ah iyo mid toos ah oo saakay lagu qaaday xarun uu lahaa C/weli...
Weerar ismiidaamin iyo mid toos ah ayaa saakay aroor hore lagu qaaday xarun Koonfura magaalada Gaalkacyo uu ku lahaa Sheekh C/weli Sheekh Cali Cilmi...