Friday, April 19, 2024

Guddiga Doorashada Galmudug oo Gudoomiye Doortay iyo Ahlu Sunna oo kahor timid (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug kulan ku yeeshay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxieenkiisa, waxa ayna guddiga iska dhax doorteen Gudomiye...

Khilaaf ka taagan Cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ahlu sunna oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu ka jiro cida hogaamineysa Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne...

Kirada Guryaha kuyaala Dhuusomareeb oo gaaray meeshii ugu sareysay (Waa Imisa)

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka jira mashquul badan, waxaana magaaladaasi gaaray dad badan oo ka kala yimid dalka dibadiisa iyo...

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Xildhibaanada Cusub ee Galmudug Garabka Xaaf

Guddigii doorashada uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay liiska xildhibaano ay sheegeen in...

(Akhriso) Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb. Waxaa shir guddoominaayay kulankan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Gudoomiye Max’ed Nuur Gacal (Sawirro)

Musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Galmudug intooda badan ayaa galabta magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay gudoomiyaha cusub ee baarlamanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal...

Doorashadii Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo soo idlaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codeynta doorashada gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug. Xilka gudoomiye ku-xigeenka 2aad waxaa u tartamay labada musharax ee kala...

Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamanka Galmudug oo la doortay (Yaa ku guuleystay)

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codeynta Wareega 1aad ee doorashada gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamanka Galmudug. Xilka gudoomiye ku-xigeenka 1aad waxaa ku tartamay labada...

Akhriso Magacyada & qabiilada Xildhibaano cusub oo ka mid noqday baarlamanka Galmudug

Guddiga farsamada maamul u dhisidda Galmudug ayaa shaaciyay sadex xubnood oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 2aad ee Galmudug. Xubnahan la magacaabay ayaa qeyb ka aheyd...

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs