Thursday, April 25, 2024

Qaar kamid ah xildhibaanadii Ahlu Sunna oo go,aankoodii badalay iyo Wararkii Ugu dambeeyay

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay kala qeybsanaanta guddigii loo xil saaray qaban qaabada doorashada...

Guddoomiye Gacal oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil ka tirsan AMISOM (Sawirro)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulmay Sarakiil ka tirsan Ciidamada AMSIOM oo halkaas gaaray maanta. Guddoomiye Gacal ayaa Saraakiisha...

Baarlamanka Galmudug oo kulan deg deg ah la iskugu yeeray & Xildhibaanadii Ahlu sunna...

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaa la filayaa inuu halkaas ka furmo kulan deg deg ah oo ay...

(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda, kuna baaqay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha...

Aragtida Ururka Ahlu Sunna iyo Shuruucda Baarlamaanka ee isdiidan !!

Dowladaha iyo nidaamyada dunida ka jira badankood waxaa hal-beeg u ah dimoqoraadiyad, iyada ayaa lagu kala baxaa, oo aragtiyada kala jeeda lagu mideeyaa, ilbaxnimaduna...

Ahlu Sunna oo soo saartay Habraaca Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa !

Xildhibaano katirsan Ahlu Sunna Waljameeca kana mid ahaa xubnihii shalay ka carooday Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa waxa ay soo saareen Jadwal...

Xildhibaan Khalad la galay ku tilmaamay in Ahlu Sunna Xildhibaano laga siiyay Galmudug

Dhismaha maamulka Galmudug ayaa hada heer gabo gabo ah maraya, waxaana kaliya harsan in Baarlamaanka cusub doortaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug. Waxaa hada...

Afar Musharax oo shaacisay in aysan ka qeyb galeyn Doorashada Madaxweynaha Galmuug

Afar kamid ah musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug oo war Saxaafadeed wadajir ah soo saaray ayaa waxa ay ku shaaciyeen in aysan...

(Akhriso) Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Madaxweynaha & ku-xigeenada Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenada Galmudug. Qoraal ka soo baxay...

Ahlu Sunna oo qaadacday doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale (Akhriso)

Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shaakir ayaa soo saaray War-saxaafadeed lagu sheegay in ahlu suna aysan qeyb ka aheyn wax uu ugu yeeray Doorashada boobka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs