Friday, April 19, 2024

Inta badan Xildhibaanada Ahlu Sunna oo ka maqan Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka bilaabatay Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug iyo kuxigeenkiisa ay u tartamayaan musharaxiin badan. Hoolka ay ka...

Yaa kusoo baxaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ?

Waxaa goordhaw lagu wadaa in hoolka Shiirkole ee magaalada Dhuusomareeb ka dhacdo doorashadii lawada sugayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo kuxigeenkiisa . Inta badan Xildhibaanada...

Xaaf oo ka hadlay doorashada maanta lagu qabanayo Dhuusamareeb, kuna tilmaamay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay doorashada maanta la filayo inay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb. Xaaf oo warbaahinta...

Shiikh Shaakir oo digniin ka soo saaray doorashada maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo maalmo ka hor sheegtay in loo doortay Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlu sunna ayaa digniin culus ka soo saaray...

Ogow Tirada lacagta ay Xildhibaanada Galmudug ka heleen Doorashada maanta dhaceysa

Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug xalay aysan hurdo ladin, waxa ayna Xildhibaanada xalay oo dhan ku...

AMISOM oo la wareegtay xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa si buuxda ula wareegay amaanka xarunta ay saakay ka dhaceyso doorashada Madaxweynaha...

Gudoomiye Maxamed Nuur Gacal oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dhoor...

Wararkii Ugu Dambeeyay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ciidamada dowlada oo …

Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib...

Beesha Ceyr oo Caawa Raali galisay Beesha Murusade (Daawo Sawirada)

Waxaa caawa magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ka dhacday munaasabad balaaran oo Beesha Ceyr ay ku raali galinayeen walaalahooda Beesha Murusade ee ku sugan...

Damaca Waalida ah ee Kooxda Ahlu-Sunna Daawo Ma Loo Waayay ?

Kaddib bilo iyo maalmo uu gorgortan siyayaasadeed adag uu ka socday xarunta maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb, waxa ay u muuqataa in arrimaha ay hadda...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs