Thursday, April 25, 2024

Hoobiyeyaal ku dhacay Xaafado ka tirsan Dhuusamareeb & dagaal weli socda

Waxaa weli socda dagaal culus oo barqanimaadii maanta ka dhex qarxay ciidamada DF iyo kuwa ahlu suna ee ku wada sugan magaalada Dhuusamareeb ee...

DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka qarxay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada ee taageeraya maamulka Galmudug iyo kuwa ahlu suna. Dagaalkan...

Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhuusamareeb & Shiikh Shaakir oo digniin bixiyey

Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah Madaxweynaha Galmudug garabka Ahlusunna ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney Abaabul Dagaal ka wado mar kale magaalada Dhuusamareeb...

(Akhriso) Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Dhuusamareeb

Maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray iska horimaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaray ciidamo taabacsan Galmudug iyo kuwa Ahlu...

Rasaas caawa la isku weydaarsaday Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

Sida ay sheegayaan warar goor dhow soo gaaray warqabadka shabakada Allbanaadir Online rasaas xooggan ayaa goor dhow isqabsatay qeybo ka mid ah magaalada Dhuusamareeb...

Ciidamada amaanka oo fagaare bur buriyay dhalooyin Khamri ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxa ay kusoo qab qabteen dhalooyin khamri ah oo lagu iibinayay qeybo...

Ciidamada Dowlada oo Dhuusomareeb ku xiray Masuul katirsanaa Kooxda Ahlu Sunna

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada Nabad sugida ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa kooxda Ahlu Sunna ee...

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay saraakiisha Booliska Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa casho sharaf u sameeyay saraakiisha cusub ee taliska qeybta guud ee Booliiska DGGM. Ujeedada kulanka ayaa aheyd isbarasho, dhiirrigalin...

Dil ka dhacay xarunta Inji ee magaalada Dhuusomareeb iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka Ahlu Sunna lagu dhax dilay xarunta Inji oo ah...

Taliska booliiska Galmudug oo isbadal balaaran lagu sameeyay (Akhriso Taliyaal la magacaabay)

Qoraal kasoo baxay taliyaha Ciidanka booliiska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbadal balaaran lagula sameeyay taliska guud ee booliiska Galmudug, midka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs