Thursday, April 25, 2024

Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu dhawaaqay (Xubno aan la fileyn oo ka mid noqday)

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa goor dhow ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee wasiirada. Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah...

Amar wadajir uga soo baxay Puntland iyo Galmudug oo ka dhaqan galay Gaalkacyo

Guddoomiyeyaasha Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug Axmed Muuse Nuur iyo Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo maanta wadajir shir ugu qabtay Gaalkacyo ayaa si wadajir...

Faahfaahin: Ilaalada Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dil ka geystay Guriceel

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeri ah oo ku saabsan dil shalay gelinkii dambe loogu geystay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud askari ka tirsnaa Ciidamada...

Galmudug oo talaabo adag ka qaaday iskuul jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii kala noqotay iskuul ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa lagu sheegay...

Xaaf oo xilka hogaanka Galmudug si rasmi ag ugu wareejiyey Madaxweyne Qoorqoor (Sawirro)

Xaflad xilka ay kula kala wareegayeen Madaxweynaha cusub Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Madaxweynihii hore Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa caawa lagu qabtay...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi cusub iyo shaqadooda oo la shaaciyay

Madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kariye (Qoorqoor) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee xarunta...

Xaaf oo mar kale dib ugu laabtay Dhuusomareeb uu safar deg deg ah uga...

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo labo maalin kahor gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa maalin kadib si...

Galmudug oo go’aano ka soo saartay ka hortagga cudurka COVID-19

Gudiga ka hortaga cudurka Covid 19  ee maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb. Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid...

Jaad si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya oo maanta la gubay (Daawo...

Waxaa maanta fagaare kuyaala degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu gubay jaad fara badan oo si sharci daro ah looga keenay dalka Itoobiya lana...

Xaaf oo kusii jeeda magaalada Dhuusomareeb kadib markii la qanciyay !!

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf saacadaha soo aadan uu ku wajahan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs