Thursday, March 28, 2024

Madaxweyne Qoor-qoor oo Magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xeer soo baxay oo ku astaysan 26 Agoosto,2020 ku Magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Galmudug. Madaxweynaha...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor iyo C/raxmaan C/shakuur (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa xarunta Madaxtyooyada Galmudug ku qaabilay hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta gaaray...

Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u soo xiray ciidamo loo diyaariyey Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Darawiishta Galmudug oo tababar uga soconayay Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada tababarka...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray xarun Caafimaad (Sawirro)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Mahad Caabi Ciise ayaa xariga jaray xarun Caafimaad oo laga hirgeliyey degaanka Dhar-dhar oo dhinaca waqooyi...

Ciidanka Booliska oo fagaare ku gubay Khamri badan oo lagu soo qabtay howlgal (Sawirro)

Ciidamada Booliska iyo kuwa millatariga Magaalada Caabudwaaq oo iskaashanaya ayaa waxay soo qabteen Qamri iyo Dadkii ka ganacsanayay, ka dib howlgallo ay Saacadahii la...

Heshiiskii Dhuusamareeb 3 wuxuu banaanka soo dhigay saddex arrimood oo Qarsoonaa!!

Dhuusamareb 3 waxey banaanka soo dhigtay saddex waxyaabood oo kharsoonaa, kuwaasoo kala ah, wejiga qarsoonaa ee Mr. Xoor Xoor oo ay cadaatay jihada siyaasadiisu...

Wasiir Fiqi & taliyeyaal ciidan oo la hadlay Maleeshiyaad loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab (Sawirro)

Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Galmudug Axmed M. Fiqi iyo Saraakiil uu hoggaaminayey oo ay ka mid ahaayeen taliyaha Qeybta 21aad ee ciidanka XDS S/Guuto...

(Sawirro) Farmaajo oo la kulmay Guddiga isku dhafka ee ka baaraan-degga doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa warbixin...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs