Friday, March 29, 2024

RW Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo safar dhulka ah ku tagay Caabudwaaq (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayay oo isugu jira xubnaha labada Gole ee Dawladda Soomaaliya ayaa maanta soo...

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Gaalkacyo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax nuuciisa lagu sheegay Miino, waxaana qaraxan khasaaro uu kasoo gaaray...

Ciidamada Galmudug oo soo qabtay qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha

Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku...

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan DF oo lagu laayey weerar ka dhacay Galgaduud

Waxaa soo baxaya faahfaahino  ku saabsan weerar gaadmo ah oo galabta lagu qaaday gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda  Soomaaliya xilli ay...

Dagaal khasaare geystay oo saaka ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Iska horimaad xooggan oo muddo kooban socday ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta caasimada Galmudug. Wararku...

Qoor Qoor oo shaaciyay Doorka uu ka qaadanayo Doorashada la isku hayo

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo habka Foggaan aragga Ee Zoom-ka uga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ayaa...

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Ben Fender (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan Muqdishu u joogay arrimo shaqo ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya...

Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya. Mashruucan oo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs