Thursday, April 25, 2024

Qoorqoor iyo wafdi la socday oo ka degay Magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qoor-qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka dayuuradaha...

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Wisil iyo Khasaaraha ka dhashay

Kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Saldhig ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

Al Shabaab oo weerar is qarxin iyo mid toos ah ku qaaday Xero ciidan...

Dagaalyahanop katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug gaar ahaan xero ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay Garsoorayaal tiro badan (Akhriso Magacyada)

Wareegto goordhaw kasoo baxday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu  magacaabay Garsoorayaal cusub ay yeelanayaan maxkamadaha kala duwan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo arimo muhiim ah kala hadlay Kate Foster (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms. Kate...

Ragii ka Dambeeyay Dilka Sheekh Cali Dheere oo la shaaciyay kadib baaris lagu sameeyay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo gabo gabeesay baarista dil argagax lahaa oo loo geestay 17/5/2021 Sheekh Cali Axmed Faarax ( Sheekh...

Qoorqoor oo Magacaabay Taliyaha amniga doorashooyinka & xasilinta Galmudug

Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Qoor-qoor ayaa goor-dhow u magacaabey General Mascuud Maxamed Warsame, Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka. Jen. Mascuud oo ka tirsanaa...

Qoor Qoor oo soo bedelay Xubnihii Guddiga Doorashada ee Cabashada laga keenay (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xubno cusub kusoo badalay xubnihii guddiga doorashada iyo xalinta khilaafaadka doorashada ee dhawaan cabashada...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada Dhuusomareeb ku qaabilay wafdi ka socday Wakiilada beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya.   Wefdigan...

Qoorqoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb & arrin Muhiim ah oo laga sugayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamreeb kaddib safar shaqo oo uu muddo uga maqnaa. Madaxweynaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs