Friday, February 28, 2020

RW Khayre oo ku dhawaaqay halka la dhigayo gogosha dib u heshiisiinta & doorashada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa uga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb in gogoshii dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug ay ka...

(Daawo Sawirro) Sidee caawa Xuska 1-da Luulyo looga dabaaldegay Dhuusamareeb?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska sannad...

Shiikh Shaakir oo shaaciyey in ciidamada DF ay ka howlgelayaan Dhuusamareeb

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug...

RW Khayre oo dhalinyarada Dhuusamareeb kala qeyb galay Orod jimicsi ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday garoonka kubbadda Cagta Dhuusamareeb (Dhuusamareeb Stadium) oo ay ku sugnaayeen boqollaal dhalinyaro...

Kheyre oo xalay Saqdii Dhaxe ku laabtay Dhuuso Mareeb iyo Wadahadalo dib u bilowday

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku marayay deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka Galgaduud ayaa xalay Saqdii Dhaxe dib ugu laabtay...

RW Khayre oo galabta lagu soo dhoweeyey degaanada Huurshe & Xeraale (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq...

Daawo Sawirada: Kheyre oo dhax galay Dhalinyarada Caabudwaaq Su’aalana uga jawaabay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan xildhibaanno deegaan doorashadoodu ay tahay Caabuudwaaq iyo wasiirro ayaa gudaha Caabuudwaaq...

R/W Kheyre oo kulan la qaatay Masuuliyiin iyo Bulshada Caabudwaaq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cabdudwaaq (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Cadaado ayaa goordhaw...

Kulamadii u socday Xaaf & RW Khayre oo War Murtiyeed laga soo saaray (Akhriso)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal...

LAST WEEK NEWS