Saturday, April 20, 2024

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer dowlad Goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matali doona Galmudug ,kadib markii Madaxweyne Qoor Qoor shaaciyay...

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Musharaxiinta u taagan Xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay xili dambe soo saaray liiska musharaxiinta u taagan kamid noqoshada xubnaha Aqalka Sare...

Madaxweyne Qoor Qoor oo shaaciyey liiska Musharaxiinta aqalka sare ku metelaya Galmudug (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey 6 ka mid ah liiska musharaxiinta ku tartamaya 8 kursi oo ay Galmudug ku leedahay Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka...

Faahfaahin: Ku dhowaad 10 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Bacaadweyne

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen gaari ay la socdeen dad rayid ah oo qarax uu ku qabsaday...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo guddiga doorashada heer federaal?

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Galmudug iyo xubno ka socday...

Dowlada oo Ciidamo Dheeraad ah oo suga amaanka geeysay Deegaanka Ceel Dheere (Sawirro)

Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qaybta 21-aad ayaa ciidamo dheeraad ah geeyay deegaanka Ceeldheere ee kuyaala Duleedka magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay iyo kulamo Xasaasi ah oo socda

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya Madaxtooyada Soomaaliya iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah...

(Xog) Khilaaf la xiriira doorashada oo ka dhex curtay Madaxweyne Qoor-qoor iyo ku-xigeenkiisa

Khilaaf la sheegay inuu salka ku hayo arrimo la xiriira doorashada xubnaha aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhex...

Xog ku aadan Liiska ugu horeeya Musharaxiinta Aqalka Sare ee Qoor Qoor soo saarayo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda soo saaro liiska musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta shahaado sharaf bixiyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta xarunta madaxtooyada kusoo dhaweeyay ardaydii Galmudug ee kaalmaha 1-aad, 9-aad iyo 10-aad ka galay imtixaanka guud...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs