Friday, April 19, 2024

Al Shabaab oo Shaacisay in nolosha ku qabteen Taliyihii ciidamada Badda Galmudug

Dagaal xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho iyo mid dhaawac ayaa shalay ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkan dhax maray...

(Sawirro) Al-Shabaab oo laga qabsaday saldhigii ugu weynaa ee ay ku lahaayeen Mudug

Ciidamadda Daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa maanta la wareegay Saldhiggii ugu weynaa ee Al-shabaab ay ku lahaayeen aagga deegaanka Shabeelow...

Seynab Xaabsey: “Haweenka Soomaaliyeed waxay guulo ka gaareen hogaaminta Bulshada”

Kulan looga hadlayey doorka ay haweenku ku leeyihiin siyaasada iyo doorashooyinka ka socda dalka, ayna ka qeyb galeen qaar ka mid ah haweenka ku...

Madaxweyne Qoor Qoor oo u jabaabay dadka dhaleeceenaya Doorashadii ka dhacday Galmudug

Siyaasiyiin iyo musharaxiin laga reebay liiska doorashada Aqalka Sare ee dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa dhaliilay qaabka ay doorashadaasi u...

Al Shabaab oo galabta Dagaal kula wareegtay Deegaan ku dhaw magaalada Cadaado

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galinkii dambe ee maanta weerar culus ku qaaday deegaanka Cadakibir ee kuyaala Duleedka magaalada Cadaado halkaas ay ku sugnaayeen...

Dhagey iyo Dhagdheer oo mar kale kamid noqday Aqalka Sare kadib markii loo tanaasulay

Waxaa goordhaw doorashada natiijadeeda lasii ogyahay ee ka socota  Dhuusomareeb mar kale loo doortay in ay kamid noqdaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Senator...

Senatorkii ugu horeeyay oo lagu doortay Dhuusomareeb iyo Tanaasulkii oo bilowday

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka bilaabatay doorashada Musharaxiinta u taagan kamid noqoshada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Baarlamaanka federaalka...

Sii Akhriso Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu dooran doono Dhuusomareeb

Waxaa goordhaw la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug si rasmi ah uga bilaabato doorashada lix Senator oo Galmudug uga mid...

Xildhibaanada Galmudug oon ku qanacsaneyn lacago la siiyay iyo Musharaxiinta Aqalka Sare oo…

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku...

(Akhriso) Guddiga doorashada Aqalka sare ee Galmudug oo soo saaray Habraac nooc cusub ah

Guddiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada xubnaha Aqalka sare Habraacan doorasho ee uu soo saaray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs