Thursday, March 28, 2024

Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii dhexmaray Ciidamada Galmudug iyo Ahlu sunna

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya dagaal maanta ciidamada Galmudug iyo kuwo taabacsan ahlu suna ku dhexmaray deegaanka Bohol oo waqooyi ka xigta...

Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo Ciidamo daacad u ah Ahlu Sunna

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo ciidamo daacad u ah...

Galmudug oo ka digtay abaabulka ay wadaan Macalin Maxamuud iyo Shiikh Shaakir (Akhriso)

Taliska Guud ee Booliiska Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Ahlusunna sida Macalin Maxamuud iyo Shiikh Shaakir inay joojiyaan abaabulka dagaal ee ay ka wadaan...

Kulan Xasaasi ah oo xalay dhax maray Madaxweyne Qoor Qoor iyo Fahad Yaasiin

Waxaa xalay kulan xasaasi ah yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo taliyihii hore ee Hada'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji , kulankan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo lagu cadaadinayo in uu runta sheego mowqifkiisana cadeeyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku guuldareestay dedaalo uu xal ugu raadinayay khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul...

Cali Daahir Ciid oo xariga ka jaray deked laga hirgeliyey xeebta Hobyo (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray dakada kaluumeysiga hobyo. Dhismaha dakadan oo ay iska kaashadeen...

Galmudug oo Shaacisay in faraha kala baxeen Dhax Dhaxaadintii Farmaajo iyo Rooble !

Waxaa xalay mar kale fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu dhax dhaxaadinayay  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Madaxweynaha...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muqdisho kulan Muhiim ah kula qaatay Ms. Tiina Intelmann

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ms. Tiina...

Saraakiil iyo Ciidamo ka socda Puntland oo gaaray Jiida Dagaalka Mudug (Sawirro)

Saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaaray deegaano kuyaala gobolka Mudug ee Galmudug gaar ahaan jiida hore goobaha ay isku hor...

Galmudug oo bilaabeysa Dagaal Rogaal celis ah una mahad celisay Siciid Deni (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga oo looga arrinsaday dardargelinta sugida nabad-gelyada iyo xoreynta deegaanada kujira gacanta...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs