Wednesday, April 24, 2024

Sheekh Shaakir oo Shaaciyay in aan Dagaal looga saarin Guriceel balse Sabab kale uga...

Hogaanka kooxda Ahlu Sunna ayaa ka hadlay markii ugu horeesay sababaha keenay in ay isaga baxaan magaalada Guriceel oo mudo afar maalin oo xiriir...

AMISOM oo si adag uga jawaabtay Eedeyn culus oo uga timid kooxda Ahlu Sunna

Qoraal kasoo baxay Hogaanka Ahlu Sunna ayaa lagu eedeeyay ciidamada Nabad ilaalinta u Jooga Soomaaliya eeĀ  AMISOM in ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii xooganaa...

Puntland oo si adag uga hadashay Wararka sheegaya in ay ku lug laheyd Dagaalkii...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaciyay in dagaalkii ka dhacay magaalada Guriceel ku lug lahaayeen dad Soomaali ah ay...

Dadkii taageeray Kooxda Ahlu Sunna ee laga saaray Guriceel oo talaabo adag laga qaadayo

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kadib dagaalo...

Dowlada Soomaaliya oo gar gaar deg deg ah u dirtay magaalada Guriceel (Sawirro)

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta diyaarado gar gaar sida u dirtay magaalada Guriceel, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo dhiig badan ku...

Ahlu Sunna oo Dib u celisay Gaadiid dagaal oo ka qabsadeen Ciidanka Dowlada (Sawirro)

Xoogaga Ahlu Sunna ee ka dagaalamayay magaalada Guriceel ayaa ogolaaday in ay isaga baxaan magaaladaasi kadib dagaal xoogan oo mudo afar maalin ah socday. Wadahadalo...

Ahlu Sunna oo ka baxday Guriceel iyo Ciidamada Dowlada oo si buuxda ula wareegay...

Magaalada Guriceel waxaa saakay si buuxda u maamulaya ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Galmudug, kadib dagaal xoogan oo magaaladaasi ka socday mudo...

Yaa Hogaaminaya Ciidanka Dowlada ee Dagaalka kula jira Kooxda Ahlu Sunna (Magacyada)

Magaalada Guriceel waxaa wali ka socda dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka Soomaaliya ay wehliyaan kuwa Mamaulka Galmudug iyo ciidamada kooxda Ahlu Sunna ee...

Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo xooga Ahlu Sunna ee wali ka socda magaalada Guriceel ayaa dhaliyay khasaaro...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay Dagaalka Guriceel Shaacana ka qaaday in Ajaaniib ay...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ayaa Muuqaalo uu soo duubay uga hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee u...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs