Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo War kasoo gaaray Doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee...

Nin dhaliyaro ah oo lagu dilay degmada Guriceel & faahfaahino ka soo baxaya

Nin dhalinyaro ah ayaa lagu dilay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Siciid Gabeyre oo loo yaqaanay (Afar...

Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel iyo ciidamada oo heegan la galiyay

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud   ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay...

Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday...

Ciidamada Dowladda oo qarxiyay maanta qaraxyo Al Shabaab ka qabteen (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad ayaa maanta duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qarxiyay miinooyin iyo qaraxyo kale oo dhawwaan ciidamada...

Qoor Qoor iyo Xildhibaano la socday oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug...

Gaari siday siday Waxyaabaha qarxa ay ku jiraan jaakado iyo ragii la socday oo...

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa duleedka Guriceel ee gobolka Galgaduud ku qabtay gaari la sheegay in ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa oo isugu jiray jaakadaha qaraxyada...

Galmudug oo Cadeesay Mowqifkeeda ku aadan khilaafka cusub ee soo kordhay (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa walaac xooggan looga muujiyay khilaafka ku yimid hanaankii doorashada iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal. Galmudug qoraalka kasoo...

Xukun dil ah oo maanta lagu riday Khadro Jaamac iyo Cabdinaasir Axmed (Sawirro)

Maxkamadda Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta xukun dil ah ku riday labo qof oo rag iyo dumar kala ah in dil...

Qoorqoor oo Gudoomiye cusub u Magacaabay Maamulka gobolka Mudug (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari) ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs