Thursday, April 25, 2024

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkiisa. "Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Baaq muhiim ah u diray Daneeyaasha Galmudug

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa baaq u diray dhamaan daneeyayaaasha Galmudug iyo beesha caalamka in ay kala shaqeeyaan...

Diyaarad ku burburtay magaalada Caabudwaaq iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Diyaarad jaad siday ayaa lagu soo waramayaa in ay ku burburtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana diyaarada la sheegay in ay dhacday kahor...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay iyo kulamo Xasaasi ah oo socda

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya Madaxtooyada Soomaaliya iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah...

Wararkii ugu dambeeyey xiisada Dhuusamareeb & Taliska Booliska oo ka hadlay

Taliska Booliska degmada Dhuusamareeb ayaa faahfaahin ka bixiyay rasaas xalay la sheegay in lagu riday guriga uu degan yahay madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed...

Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub...

Xukuumadda oo caddeysay In dowladdu aysan Jebin Heshiiskii ay la gashay Ahlu sunna (Sawiro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka...

Hogaanka Ahlu Sunna oo Shuruudo adag hor dhigay Kheyre iyo Wararkii U Dambeeyay

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa kulamo la qaatay Hogaanka Ahlu Sunna si xal looga gaaro muranka...

Shiikh Shaakir oo ka hadlay Wararka sheegaya inuu Khilaaf kala dhexeeyo Madaxweyne Xaaf

Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo maanta Warbaahinta ula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa beeniyay inuu jiro Khilaaf u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Xaaf,...

Shiikh Shaakir & Xildhibaano Mucaarad ah oo caawa ku kulmay Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxa Xukumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ah Musharax...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs