Thursday, April 25, 2024

Xaflad lagu soo dhoweynayey Xildhibaano ka tirsan federaalka oo Caawa Dhuusamareeb lagu qabtay (Daawo...

Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka federaalka Somalia ayaa caawa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxaa xafladan soo qaban-qaabiyey...

Galmudug oo Shaacisay in ay qabanayaan Doorasho qof iyo Cod ah iyo Qoor Qoor...

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in doorasho qof iyo cod ah ay qabanayaan dhammaadka sannadkan 2023, si dadku usoo doortaan golayaasha ku matalaya dowlad...

Jenaraal Subxaanyo oo geeriyooday iyo Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo katirsanaa aaraakiishii hore ee ciidanka xooga Soomaaliyeed, waxaana la sheegay Janaraalka in uu...

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo 19 qodob ku guuleysatay muddo bil ah (Sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo bandhigtay waxqabad la taaban karo oo ay ku talaabsatay mudadii bisha aheyd ee...

Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu dhaawacay Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa xalay lagu dhaawacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, waxaana soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerarkan. Falkan ayaa dhacay ka...

Ciidanka dowlada oo joojiyay dagaal beeleed dhiig ku daatay (Daawo Sawirada)

Ciidanka dowlada Soomaaliya gaar ahaan milatariga iyo Nabad sugida ka howlgala gobolka Galgaduud ayaa ku guuleestay in ay kala dhax galaan labo maleeshiyo beeleed...

Diyaarado ay la socdaan Ciidamo Koofiyo Cas iyo wafdi kale oo gaaray Dhuusomareeb

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray diyaarado ay la socdeen wafdi horu dhac u ah safarka Madaxweynaha Soomaaliya la filayo in...

Tirada Musharaxiinta u taagan Xilka gudoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta diiwaan galiyay musharaxiin dhoor ah oo isku soo taagay xilka gudoomiyaha Baarlamaanka iyo...

(Akhriso) Jadwal kale oo loo sameeyey Doorashada hogaanka cusub ee Galmudug

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa shaaciyay jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada hogaanka Galmudug. Jadwalkii hore ee guddigan ay soo saareen 25kii bishii...

Dagaal xooggan oo ka dhacay Deegaanka Dabagala iyo Wararkii ugu dambeeyay

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gorgor oo gacan ka helayay ciidamada daraawiishta Galmudug iyo kuwa Al Shabaab ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs