Friday, January 21, 2022

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Galmudug (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Dowlad-Goboleedka...

Al Shabaab oo la wareegtay Deegaan ku dhaw Dhuusomareeb bur burina geesatay (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay la wareegay deegaanka Ceeldheere oo kuyaala inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel , deegaankan ayaana muhiim u...

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda magaalada Dhuuso Mareeb 

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka...

Hogaamiyihii Ahlu suna Macalin Max’uud oo safar qarsoodi ah ku jooga Garoowe

Hogaamiyaha Ahlu-suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan oo shalay ka dhoofay magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay inuu socdaal qarsoodi ah ku joogo magaalada Garowe ee...

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Galmudug oo la wareegay Saldhiga Guriceel iyo Dagaalka oo…

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen saldhiga booliiska magaalada Guriceel oo horey gacanta kooxda...

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ay wadaan ciidanka Ahlu...

Diyaarado Ciidamo badan sida oo saakay ka degay garoonka Diyaaradaha Dhuusomareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saakay labo diyaarad oo ciidamo gaar ah wada ay ka dageen garoonka...

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Waxaa goor dhow ka bilaabatay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug doorashada gudoonka Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug. Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa u tartamaya labo Musharax oo...

DEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay Magaalada Dhuusamareeb

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka qarxay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada ee taageeraya maamulka Galmudug iyo kuwa ahlu suna. Dagaalkan...

Qarsin Qallooca Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada iyo Qol isku xirka Senetarada

Sarrifka doollarka oo sabbeeya Saacad saacad waa sida kaliya ay sarrifleyaasha ku heli karaan lacag badan, balse ogaw maalintaas Qolo ayaa laga daadsanayaa oo...

News in English

In Honor of the Founding Father Adan Adde, Farmajo Should Vacate...

History repeats itself. On July 1, 1960, Somalia became sovereign state described as unitary, democratic republic based on people’s representation, led by an exceptionally...

Xulka Allbanaadir