Saturday, April 20, 2024

Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo sheegay inuu xilka iska casilay

Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Galmudug C/naasir Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa. C/naasir Geelle ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku  sheegay...

Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dilal geestay

Ciidamada booliiska federaalka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dil ka geestay deegaanka Habar-Cirir ee gobolka Galgaduud, ragan dilka geestay ayaana...

Dagaal ka dhaca Galmudug oo la sheegay in ay Ceeb ku noqon doonto Farmaajo...

Magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel waxaa ka socda abaabul dagaal oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Galmudug oo gacan ka helaya ciidamada dowlada Federaalka iyo ciidamo...

Al Shabaab oo la sheegay in ay gubeen guryo dad rayid ah degnaayeen oo...

Wararka ka imaanaya degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab dab qabadsiiyeen guryo dad shacab ah...

Guddiga doorashadda Galmudug ee Ahlu Sunna oo shaaciyey Habraaca Xulista Xildhibaanada

Guddiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Shiikh Shaakir ayaa shaaciyey Habraaca soo xulista Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Galmudug. Guddiga ayaa sheegay in lagu saleysan doono xubnaha...

Diyaarado ay la socdaan Ciidamo Koofiyo Cas iyo wafdi kale oo gaaray Dhuusomareeb

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray diyaarado ay la socdeen wafdi horu dhac u ah safarka Madaxweynaha Soomaaliya la filayo in...

Wararkii Ugu Dambeeyay dagaalka ka socda Guriceel iyo sida hada xaalku yahay

Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa xiligan ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada federaalka oo wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo ciidamo...

Qaar kamid ah Ciidamadii dadka ku laayay magaalada Gaalkacyo oo la qabtay

Wararka aan ka heleyno Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay qaar kamid ah ciidamadii dhawaan magaaladaasi ku...

Ugaas C/llaahi Ugaas Xaashi oo fariin iskugu jirta hambalyo & dardaaran u diray Madaxda...

Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs