Friday, April 19, 2024

Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel iyo ciidamada oo heegan la galiyay

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud   ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay...

Xildhibaan Habbad Ali Abdulle oo war kasoo saaray dagaalka Guriceel !!

Xildhibaan Habbad Ali Abdulle ayaa ka hadlay dagaalka Maanta ka qarxay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galdaduud ee u dhaxeeyo ciidamada maamulkaas iyo kuwa Ahlu...

Madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday in uu tagi waayay Gurigiisa Muqdisho kana hadlay...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay cadaadiska uu maamulkiisa kala kulmayo dowlada federaalka Soomaaliya oo xiligan khilaaf xoogan kala dhaxeeyo. Waxa...

Darajooyin iyo Shahaado Sharaf la gudoonsiiyay Saraakiil katirsan Ciidanka Ahlu Sunna (Daawo Sawirada)

Madaxa xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay Saraakiil katirsam ciidanka Ahlu Sunna oo fashiliyay...

Xaaf oo markiisa hadalo kulul ku weeraray Madaxweyne Farmaajo & dowladiisa

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xalay ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada Galmudug  ee ku nool magaalada Nairobi ayaa...

Halkee ku dambeeyey khilaafkii mudada dheer ka dhex aloosnaa Madaxda Galmudug?

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo ku sugan Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii...

Taageerada Dunidu u muujisay Galmudug iyo welwelka Mucaaradka Xariir miyaa ka dhexeeya?

Baarlamaanka labaad ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shalay soo af-meeray xilalka Dastuuriga ah ee la doorto, waxaana sidaas ku dhammeystirmay qorshihii ku dhawaad sannadka...

Ciidanka Dowladda oo si buuxda ula wareegay Degmada Ceeldheer iyo DF oo ka hadashay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya oo gacan ka helaya iyo kuwa deegaanka ayaa saakay si buuxda ula wareegay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay...

Akhriso Magacyada :Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo dhawaan la filayo in uu...

Saraakiil Maraykan ah oo gaaray Dhuusamareeb & Ciidanka Danab oo saldhig ka sameysanaya (Daawo...

Saraakiil ka socotay Wasaaradda Gashaandhiga Mareykanka qaybta hawlgaladda ee Africa  ayaa maanta gaaray magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug iyagoo kulan gaar ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs