Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah!!(Aqriso)

Madaxweynaha Galmudug,Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa caawa ku dhowaaqay go’aan lama filaan ah oo dadka siyaasadda falanqeeya aad ula yaabeen taasoo ah in uu...

(Akhriso) Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee ay tababareen Maraykanka & Turkiga

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, Shiikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Al-Shabaab mar kale lagu beerayo dhulkii ay horey uga saareen ee degaanada Galmudug taasoo...

Faahfaahin: Ilaalada Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo dil ka geystay Guriceel

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeri ah oo ku saabsan dil shalay gelinkii dambe loogu geystay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud askari ka tirsnaa Ciidamada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Shirkii Hogaanka Ahlu Sunna iyo Qodobo laga soo saaray

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay hogaanka sare ee kooxda Ahlu Sunna , waxa ayna ka arinsanayeen xaaladihii...

Ciidamada amaanka oo fagaare bur buriyay dhalooyin Khamri ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxa ay kusoo qab qabteen dhalooyin khamri ah oo lagu iibinayay qeybo...

Daawo Sawirada: Ra’isul Wasaare Rooble oo si heer sare loogu soo dhaweeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul...

Saraakiisha Muhiimka ah ee ku dhintay kuna dhaawacmay Dagaalka Guriceel (Akhriso Magacyada)

Dagaalka u dhaxeeya Ciidamada dowlada federaalka ay wehliyaan kuwa maamulka Galmudug iyo xooga Ahlu Sunna ee wali ka socda magaalada Guriceel ayaa dhaliyay khasaaro...

Madaxweyne Qoor Qoor oo lagu eedeeyay in Villa Soomaaliya u boobayo kuraas Xildhibaano

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo shalay dib ugu laabtay magaalada Dhuusomareeb ayaa lagu eedeeyay in uu doonayo in kuraasta...

Madaxweyne Qoor Qoor arimo Xasaasi ah kala hadlay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka AMISOM ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.   Kulanka...

Dadkii taageeray Kooxda Ahlu Sunna ee laga saaray Guriceel oo talaabo adag laga qaadayo

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, kadib dagaalo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs