Thursday, April 25, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Waan Waan laga dhax waday Ahlu Sunna iyo Galmudug oo…

Waan waan laga dhax waday maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Guriceel ayaa mar kale fashil kusoo dhamaaday, kadib markii...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo ganaaxyo adag lagu riday

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa ganaaxyo kala duwan oo adag ku riday lix xildhibaan oo katirsan baarlamaanka Galmudug . Xildhibaanadan ganaaxyada...

Jadwalka Shan Kursi oo lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista ergada dooraneysa shan kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Gaalkacyo . Qoraalka...

Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro...

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta maamulka Galmudug ayaa caawa baahiyay magacyada iyo sawirada madax iyo saraakiil katirsan kooxda Ahlu Sunna oo ka...

Abaabul Dagaal oo ka socda Deegaano katirsan Galgaduud iyo Odayaal hubka qaatay (Sawirro)

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab ayaa ka socda deegaano hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, halkaas ay isku aruursanayaan ciidamo katirsan...

Sargaal katirsan Al Shabaab iyo Saanad uu waday oo gacanta u galay ciidanka Dowladda

Ciidanka milatariga dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ayaa wada howlgalo balaaran oo Al Shabaab looga saarayo deegaanno iyo degmooyin katirsan gobolka...

Iran daldashay rag lagu eedeeyay in ay qorsheeyeen qarxinta Warshad hubka sameysa

Dowladda Kacaan Iran ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay afar nin oo Maxbuus ahaa, kuwaa oo lagu eedeeyey in ay maleegayeen qorshe weerar oo...

Xaaf oo jawaab culus ka soo saaray baaqii ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in Madaxda Galmudug ay isugu yimaadaan shir degdeg ah...

Ciidanka Xoogga dalka ee ku sugan Galmudug oo qaaday talaabo lagu diirsaday (Sawirro)

Taliska  qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka ee ka Howlgala degaanada Galmudug ayaa maanta ku baxay degaanka Hardis oo qiyaastii 25-Km Galbeed kaga beegan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs