Thursday, April 25, 2024

RW Khayre oo galabta lagu soo dhoweeyey degaanada Huurshe & Xeraale (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo maanta lagu aasay maqaayar yar oo shaaha laga cabo ah oo kutaala magaalada Dhuuso Mareeb ee...

Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...

Khayre oo gaaray degmada Caabudwaaq, mashruuc cusubna dhagax dhigay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay dhisme ka kooban sedax dabaq oo leh 36 fasal, Maktabad...

Guddigii doorashada ee uu Magacaabay Shiikh Shaakir oo Gudoomiye iska dhex doortay (Sawirro)

Guddiga Doorashooyinka Galmudug ee uu magacaabay Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, Guddoomiye ku-xigeen iyo Xoghaye. Guddoomiywha Yaasiin Shiikh Muxumed,...

Liiska Odayaasha soo xulaya Baarlamaanka Galmudug oo lasoo saarayo iyo Odayaal badan oo laga...

Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa la filayaa in dhawaan soo saaraan Liiska Odayaasha matalaya beelaha dega Galmudug soona xulaya Baarlamaanka labaad...

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug ayaa shaaciyey inuu si rasmi ah u bilaabi doono xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub Galmudug War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa...

(Akhriso) Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug oo la Magacaabay

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanaka Galmudug ee Dhuusamareeb. Waxaa shir guddoominaayay kulankan Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...

Qaar kamid ah Xildhibaanada Ahlu Sunna oo ka qeyb galay Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta (Magacyada)

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug kulan ku yeeshay Xildhibaanada cusub ee Galmudug, waxaana kulanka maanta lagu dhageesanayay Khudbadaha Musharaxiinta u taagan...

Xildhibaanada Galmudug oo qorshe culus damacsan iyo shirar hooe oo socda

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in isbadal loogu sameeyo qodobo kamid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs