Friday, April 19, 2024

Hogaanka Ahlu Sunna oo Shuruudo adag hor dhigay Kheyre iyo Wararkii U Dambeeyay

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa kulamo la qaatay Hogaanka Ahlu Sunna si xal looga gaaro muranka...

Baarlamanka Galmudug oo Maanta dhageysanaya khudbadaha Musharixiinta Guddoonka

Xildhibaannada cusub ee maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku...

Geeri Naxdin leh oo caawa ka dhacday xaflad Aroos ka socotay Magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay caawa ku geeriyootay Gabar la sheegay inay xaflad Aroos ka ciyaareysay. Goob...

(Sawirro) Dibad-baxyo ka socda degmooyin ka tirsan Galmudug oo ay ku jirto Gaalkacyo

Dibad-baxyo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug ayaa ka socda maanta degaano ka tirsan gobolada dhexe ee Somalia oo hoos taga maamulkaas. Banaanbaxa ugu...

Dagaal ka dhacay Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhuusamareeb

Dagaalo ayaa ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud kuwaasoo wararku sheegayaan iney dhexmareen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Ahlusunna Dagaalkan oo sida muuqata daba dagaalo...

Ciidamada amaanka oo qabtay Jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxa ay kusoo qabteen jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay lana doonayay...

Ciidamada NISA oo xabsi ku guray Odayaal fuliyey amar ka soo baxay Al-Shabaab

Ciidamada NISA ayaa maanta waxay xir-xireen qaar ka mid ah Odayaal dhaqameedyo ku sugnaa degaanno hoos taga gobolka Galgaduud. Sida wararku sheegayaan ciidamada ayaa maanta...

Xabsi cusub oo laga dhisayo Dhuusamareeb & Wasiir Fiqi oo dhagax dhigay (Sawirro)

Wasiirka amniga gudaha Galmudug, Axmed Macallin Fiqi oo uu wehliyo taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug ayaa booqasho ku tagay Maanta saldhigga caasimadda Dhuusamareeb. Wasiirka iyo taliyaha...

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Gaalkacyo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax nuuciisa lagu sheegay Miino, waxaana qaraxan khasaaro uu kasoo gaaray...

Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Dhuusomareeb iyo askar la socotay oo la dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw qarax miino lagu dilay taliyihii ciidamada Nabad sugida magaaladaasi iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs