Saturday, April 4, 2020

Musharixiin Shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Afar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shuruudo adag waxa ay ku xireen ka qeybgalka doorashada la filayo in dhawaan...

Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub...

Halkuu ku dambeeyay Qorshihii la doonayay in Muqdisho lagu keeno Hogaanka Ahlu Sunna ?

Waxaa shalay ilaa xalay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka socday kulamo xasaasi ah oo looga arinsanayay dagaalkii magaaladaasi ka dhacay ee sababay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Olole xoogan oo Caawa socda

Waxaa beri oo jimco ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana doorashada ku tartamaya...

Musharaxiintii diidanaa doorashada Galmudug oo baaq cusub soo saaray (Akhriso)

Afar Musharax oo horey uga soo horjeestay iney u tartamaan doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa soo saaray baaq cusub oo la xiriira...

Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa...

Xaalada Kaxandhaale oo degan & ciidan la dhex dhigay dhinacyadii dagaalamay (Sawirro)

Ciidamo isugu jira Nabad Sugid, Boolis iyo Millateri ayaa la sheegay in la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamayey maalmahan deeaanka Kaxandhaale ee Gobalka...

Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug oo ballan qaaday sameeyay (Daawo Sawirada)

Guddiga farsamada dhismaha Galmudug oo magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ka qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan, ayaa ballan...

Ragii ka dambeeyay Dil duleedka Dhuuso Mareeb loogu geestay dad kasoo jeeda Koonfur Galbeed...

Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu soo dhigay rag lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dil dhawaan deegaanka Bulucale ee duleedka...

Masuuliyiin kala duwan oo maanta lagu soo dhaweeyay Degmada Dayniile (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xarunta degmada Dayniile munaasabd soo dhaweyn ah loogu sameeyay Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya , Xildhibaano, Gudoomiyaha gobolka Banaadir , iyo marti sharaf...

LAST WEEK NEWS