Tuesday, April 16, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay iyo kulamo Xasaasi ah oo socda

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa cadaadis xoogan kala kulmaya Madaxtooyada Soomaaliya iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah...

Madaxweyne Qoor Qoor oo lagu cadaadinayo in uu runta sheego mowqifkiisana cadeeyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku guuldareestay dedaalo uu xal ugu raadinayay khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Guriceel iyo Cabsi soo korortay

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi wali ka jirto cabsi laga qabo dagaal xoogan oo dhax mara ciidamada...

Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Guriceel (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta soo gaaray Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud oo maalmo ka hor ay ka dhaceen dagaalo culus Maamulka Degmada,...

Haweeney saaka toogasho lagu dilay & Booliska oo qabtay ninki dambeeyey

Degaanka Balicad oo hoostaga degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa saaka lagu dilay Haweeney ka mid aheyd dadka degaanka ka dib markii lagu...

Senatorkii ugu dambeeyay ee kamid noqonaya Aqalka sare oo la doortay (Sawirro)

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ku doortay senatorkii ugu dambeeyay ee kamid noqonaya xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kursigan katirsan Aqalka sare ee...

Qoorqoor oo Magacaabay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday...

Xasan Jaamici iyo Saraakiil la socota oo gaaray degmada Baxdo (Daawo Sawirro)

Saraakiil ka tirsan ciidamada milatariga Soomaaliya oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku suganaa Magaalada Cadaado ayaa shalay galab gaaray degmada Baxdo ee katirsan...

Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo...

Galmudug oo Shaacisay in ay qabanayaan Doorasho qof iyo Cod ah iyo Qoor Qoor...

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in doorasho qof iyo cod ah ay qabanayaan dhammaadka sannadkan 2023, si dadku usoo doortaan golayaasha ku matalaya dowlad...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs