Tuesday, April 23, 2024

Qoorqoor oo cafis u fidiyey Sarkaal Ahlu-sunna kala soo goostay qori dhashiike ah

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa cafis u fidiyay Dhamme Nuurdeeq Ali Abdi faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabadsugida Soomaaliya balse Ahlusunna u...

Ciidamo katirsan Daraawiishta Galmudug oo Dhoolotus soo bandhigay (Sawirro)

Ciidamo katirsan daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug ayaa galabta degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, waxaa loogu soo xiray tababar bilooyin halkaasi uga socday. Madaxweyne kuxigeenka...

Musharax Wasiir Al Cadaala oo is dhiibay una sii hambalyeeyay Xildhibaankiisa (Sawirro)

Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in lagu qabto beri oo axad ah Doorashada saddex kursi uu ku jiro kursiga kursiga tirsigiisu yahay HOPO69,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Sawirro)

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka ambo baxay magaalada Baydhabo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug. Garoonka...

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay howlgal lagu dilay 15 ka tirsan Al-shabaab

Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay dagaal Ciidamada Xoogga Dalka ee ka hawlgallaya deegaanka Sinadhaqa oo kuyaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb kula galeen Xubno...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Boggaadiyay guul weyn oo saakay gaareen Ciidanka huwanta

War saxaafadeed uu goordhaw soo saaray Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayuu kaga hadlay qabsashada  ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka degmada...

Dalalka Islaamka qaarkood iyo gobol ka mid ah Somalia oo maanta aan laga ciideynin

Qaar ka mid ah dalalka Muslimka ayaa Sacuudiga ku khilaafay Munaasabada maalinta koowaad ee Ciidul adxaa oo inta badan caalamka Islaamka looga degayo maanta...

Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka...

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymo kale oo ka dhacay gobolka Mudug

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika AFRICOM ayaa looga hadlay duqeymo xalay mar kale laga geystay degaano ka tirsan gobolka...

Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs