Shariif Xasan oo laga yaabo in uu ka tanaasulo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Warar saacadihii ugu dambeeyay isa soo tarayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheenayo saacadaha soo aadan...
Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo sababta keentay
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu...
Abuu Mansuur oo qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilaabay diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan doorashada xilka Madaxweynaha maamulkaasi .
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur...
Niyad jab lasoo darsay Musharax Shariif Xasan iyo Sababta ka dambeysa (Warbixin)
Waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya 17-ka bishan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Doorashada...
(Akhriso) Sagaal Shardi oo lagu xiray musharaxiinta doorashada Koonfur galbeed
Guddiga doorashooyinka maamulka Koofur Galbeed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay ilaa 9 qodob oo ah shuruudaha laga doonayo qofka noqonaya murashaxa madaxweyne...
Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera oo Baydhabo kula kulmay Musharaxiin Madaxweyne
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera ayaa kulan gaar ah Baydhabo waxa...
Maxay ka wada hadleen Wakiilada Midowga Afrika & QM ee Somalia & Shariif Xasan?...
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika iyo kan Q/Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira & Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo.
Labada masuul ayaa...
Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dad shalay lagu laayey duleedka Muqdisho
Waxaa soo baxaya warar dheeri ah oo ku saabsan rag hubeysan oo shalay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ku toogtay shan qof oo...
Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)
Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qaabka ay u dhici doonto iyo jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulkaas...
Maraykanka oo War ka soo saaray doorashada ka dhaceysa Magaalada Baydhabo
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, iyadoo iska fogeysay inuu jiro musharax ay wadato.
Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka...